Howlgal Ciidamo Huwan ah ka fuliyeen Sh/Hoose oo khasaaro dhaliyay (Daawo Sawirada)

Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay rasaas xoogan lagu furay gaari caasi ah oo la sheegay in uu waday khudaar kala duwan iyo sidoo kale Digaag. Gaarigan ayaa lagu weeraray deegaanka Ugunji oo hoostaga Janaale, waxaana gaarigaasi rasaas xoogan ku furay sida wararku sheegayaan Ciidanada Kumaandooska Soomaaliya iyo … Continue reading Howlgal Ciidamo Huwan ah ka fuliyeen Sh/Hoose oo khasaaro dhaliyay (Daawo Sawirada)